Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Nabadoonadii lagu dilay deegaanka Masagawaay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada Nabadoon Cusman Macalin Axmed, Nabadoon Ibraahim Maxamed Cusman iyo Nabadoon Cabdullahi Geeljiree oo ay argagixisadu ku dishay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa xusay in falkan bahalnimada ah ee argagixasada Alshabaab ay kula kaceen Nabaddoonnada birmo-geydada ah ay ka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Nabadoonadii lagu dilay deegaanka Masagawaay